Guddoomiyaha gudiga degaanka degmadda Burtinle oo digniin soo saaray (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha gudiga degaanka degmadda Burtinle oo digniin soo saaray (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga Deegaanka iyo iLaalinta duurjoogta ka Hortaga xaalufka iyo Nabaad guurka MD. Xuseen guuleed xanaf. Xuseen guuleed ayaa Radio dal

Diyaarado duqeeyey deegaano kamid ah Gedo
Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo soo saartay amaro is diiwaangelin wariyayaal iyo warbaahineed oo ka weecsan sharciga saxaafadda Puntland.(dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga Deegaanka iyo iLaalinta duurjoogta ka Hortaga xaalufka iyo Nabaad guurka MD. Xuseen guuleed xanaf.

Xuseen guuleed ayaa Radio daljir uga warbixiyey kormeer ay dhawaan ku tageen ilaa 7 deegaan oo hoos yimaada degmada burtinle.

Gudomiyaha ayaa sheegay inay deegaamadaas Hal goob isugu keeneen kalana Hadleen ilaalinta iyo dhawrista deegaanka iyo duurjoogta .

Gudiga Deegaanka ayaa u qaybiyey deegaamaddii ay booqdeen shuruuc uruka deegaanku dejiyey ahna kuwo lagu dhaqayo deegaanka iyo duurjoogta.

Shirkaas ayuu sheegay MD. Xuseen guuleed in dadkii deegaanadaas isku afgarteen in dadka dhibaatada ku haya deegaanka ay si isku mid ah looga hortago.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: