Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo la bilaabay saarida wado laami ah (Daawo)

HomeWararka

Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo la bilaabay saarida wado laami ah (Daawo)

Wada ceeldaahir ceerigaabo oo isku xiraysa gobolada dhacada gobolada waqooyi galbeed iyo waqooyi bari soomaaliya ayaa waxaa loo xirmayey 10kii kiiloo

RW khayre oo sheegay in qalab cafimaad dalka soo gaari donaan loona qaybin doono Maamul gobaleedyada (Daawo)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wada ceeldaahir ceerigaabo oo isku xiraysa gobolada dhacada gobolada waqooyi galbeed iyo waqooyi bari soomaaliya ayaa waxaa loo xirmayey 10kii kiiloo mitir ee ugu horayey oo la saarayo laamigii ugu horayey oo daamur ah.

2016 ayaa dhismaha wadadan laga bilaabay inay dhex marto gobolka sanaag taas oo kasoo bilaabanaysa gobolka Bari.

Warbixintan Bashiir Cumar Cali Ayaa fahfaahin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: