GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOORASHADA EE FEIT IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYO OO KISMAAYO LAGU SOO DHAWEEYEY.

HomeWararka

GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOORASHADA EE FEIT IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYO OO KISMAAYO LAGU SOO DHAWEEYEY.

Guddoomiyaha guddiga doorashada ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf Faroole iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta K

Gen. Moorgan oo Bosaaso uga dhawaaqay musharaxnimada madaxwaynaha Puntland (sawiro)
Israil oo caruur & haween ku dishay marinka Qaza
MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY GUDDIGA DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

Guddoomiyaha guddiga doorashada ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf Faroole iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Socdaalka waftigaasi ayaa dalka ku haysa ebyidda arrimaha doorashada sida lagu shaaciyey bogga ay internerka ku leeyihiin guddiga doorashada ee FEIT.

Dhammaystirkaasi doorasho ee guddigu ay sheegeen in ay halkaasi u tageen, ayaa qayb ka ah kuraasta weli ku laalan maamulka Jubbaland, siiva deegaan doorashada labaad oo illaa hadda aan wax doorasho laga qaban, si buuxdana la iskugu waafaqsanayn halkay ahaan doonto, inkastoo isla guddigaani u wareejiyeen Ceelwaaq, xafiiska Rwasaaraha iyo dhinacyo maamullada ahna laga taageeray.

Kuraastaasi taalla Gedo oo tiro ahaan gaarsiisan 16 kursi muddo dheer ayaa muran ka aloosnaa, waxaana loo maaro-waayey marna xal wadar-ogal ah in laga gaaro, is jiidjiid iyo kala maanduwanaan ka taagnayd dhinacyada ay quseeyeen dartood.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: