MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY GUDDIGA DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

HomeWararka

MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY GUDDIGA DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Wareegto Lr. 02, 13-ka Oktoober 2022, kuna saabsan Magacaabidda Guddiga

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Dhuusamareeb (dhegayso)
MAANHADAL: Madaxtooyada Puntland oo aan la dhacsanayn tallaabooyin dhawr ah oo uu qaaday Madaxweyne Xasan
Golaha Ammaanka ee QM oo War kasoo saaray xaaladda Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Wareegto Lr. 02, 13-ka Oktoober 2022, kuna saabsan Magacaabidda Guddiga Dardagelinta Doorashooyinka Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahida loo qabo dardargelinta Hannaanka doorshooyinka Dimuqraadiga ah ee Puntland
Markuu tixgeliyey: Go’aankii ka soo baxaya Shirkii 17-aad ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Markuu latashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Waxaa Guddiga Dardargelinta Doorashooyinka Dimuqaariga ah ee Puntland loo magacaabay Xunaha hoos ku xusan: –
1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda Guddoomiyeye.

2. Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR Xubin.
3. Wasiirka Maaliyadda Xubin.
4. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta Xubin.
5. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xubin.
6. Wasiirka Warfaafinta Xubin
7. Wasiirka Haweenka Xubin
8. Wasiirka Waxbarashadda Xubin
9. Wasiirka Caafimaadka Xubin
10. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xubin
11. Madaxtooyada Xoghayn
Guddigaan waxay u xilsaaran yihiin dardargelinta Doorashooyinka Punltland iyo fududaynta tasiilaadka looga baahan yahay Dowladda.

Fulin Wacan,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: