Israil oo caruur & haween ku dishay marinka Qaza

HomeWararka

Israil oo caruur & haween ku dishay marinka Qaza

Boqolaal qof oo u badan Carruur iyo Haween Falastiiniyiin ayaa shalay lagu dilay Marinka Qasa. Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin sheegtay in 300

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasiir Dirir: “Ninka hoobiyaha sitoow intaad dilayso dil ilaahay baa kaala xisaabtamayee,
Saxiixayaasha Xildhibaanada Galmudug oo maanta la xareeyey (Sawiro)

Boqolaal qof oo u badan Carruur iyo Haween Falastiiniyiin ayaa shalay lagu dilay Marinka Qasa.

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin sheegtay in 300 oo qof oo qof shalay oo Sabti ahayd lagu dilay deegaanada Marinka Qasa, iyadoo 800 oo kalena la dhaawacay.

Dhanka kale, Wasaaradda Caafimaadka Falastiin waxa soo bandhigtay Tiro-koobka dadka Falastiiniyiinta ee la dilay tan iyo maalintii Sabtida eee isbuucii hore.

2,228 qof ayaa ku shahiiday Duqeymahaasi, halka in ka badan 8,700 oo kalena la dhaawacay, kuwaasi oo badankooda ahaa Carruur iyo Haween

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: