Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shacabka ugu baaqay ka qaadashada dhismaha laamiyada (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shacabka ugu baaqay ka qaadashada dhismaha laamiyada (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug dhinaca Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow ayaa ugu baaqay shacabka Gaalkcyo inay ka qayb qaatan dhismayaasha dhinaca laamiyadda ee Gaalkcyo.

Abgalow ayaa sheegay in shacabka ay isku tashadaan jidaadkana ay dhistaan,wuxuna ugu baaqay inay xoogada kula baxaan hormarka Magaaladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com