Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shacabka ugu baaqay ka qaadashada dhismaha laamiyada (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo shacabka ugu baaqay ka qaadashada dhismaha laamiyada (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug dhinaca Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow ayaa ugu baaqay shacabka Gaalkcyo inay ka qayb qaatan dhismayaasha dhinaca laamiyadda ee Gaalkcyo. Abgalow ayaa sheegay in shacabka ay isku tashadaan jidaadkana ay dhistaan,wuxuna ugu baaqay inay xoogada kula baxaan hormarka Magaaladda. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd7b278fd00004d4bc28195/Abgaalow+Cod+Galkcyo.mp3

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Shil Gaari Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Cali Sabiix, Carmo

Guddoomiyaha Gobalka Mudug dhinaca Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow ayaa ugu baaqay shacabka Gaalkcyo inay ka qayb qaatan dhismayaasha dhinaca laamiyadda ee Gaalkcyo.

Abgalow ayaa sheegay in shacabka ay isku tashadaan jidaadkana ay dhistaan,wuxuna ugu baaqay inay xoogada kula baxaan hormarka Magaaladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: