Shacabka Gaalkacyo oo lagu baaqay inay hormarka Magaaladda ka qayb noqdaan (dhegayso)

Shacabka Gaalkacyo oo lagu baaqay inay hormarka Magaaladda ka qayb noqdaan (dhegayso)

Qaar kamid ah Aqoonyahanadda iyo waxgaradka Gaalkacyo oo maanta booqday Xarunta Daljir ee Gaalkcyo ayaa ka hadlay dhismaha Laamiyadda ee kasocda Gudaha magaaladda Gaalkcyo,gaar ahaan wadada wadnaha.

Waxay ugu baaqeen inay shacabka gaalkcyo qayb weeyn ka qaataan dhismaha jidaadka ay yeelanayo gaalkcyo ee waliba dhexmarra Gudaha magaaladda.

Qaar kamid ah Jidaadka Magaaladda ayaa burbursan waxayna shacabka ugu baaqen inay ka fa’iidaystaan Qalab la keenay Magaaladda kuwaas oo lagu dhisayo qaar kamid ah Laamiyadda Gaalkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com