Guddoomiyaha degmada Bandirbeyla oo Daljir uga waramay kormeer uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiir Dhabancad

Guddoomiyaha degmada Bandirbeyla oo Daljir uga waramay kormeer uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiir Dhabancad

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Ayaa Kormeeray xarumaha Dowladda, Xarumaha Arrimaha Bulshada iyo Goobaha Taariikhiga ah ee Degmada Beyla Ee Gobalka Karkaar.

Wasiirka Waxaa kormeerka Ku wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL, Gudoomiyaha Degmada Beyla, Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Karkaar, Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Bari.

Guddoomiyaha degmadda Banderbayla Siciid Anteeno oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey kormeerka uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com