Guddoomiyaha degmada Bandirbeyla oo Daljir uga waramay kormeer uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiir Dhabancad

HomeWararka

Guddoomiyaha degmada Bandirbeyla oo Daljir uga waramay kormeer uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiir Dhabancad

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Ayaa Kormeeray xarumaha Dowladda, Xarumaha Arrimaha Bulshada iyo

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Cali Muuse Koonte: “Shacabka Puntland waa inay tageeraan Nidaamka Dumuqraadiyadda Puntland
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 6- NOVEMBER- 2022

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Ayaa Kormeeray xarumaha Dowladda, Xarumaha Arrimaha Bulshada iyo Goobaha Taariikhiga ah ee Degmada Beyla Ee Gobalka Karkaar.

Wasiirka Waxaa kormeerka Ku wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL, Gudoomiyaha Degmada Beyla, Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Karkaar, Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Bari.

Guddoomiyaha degmadda Banderbayla Siciid Anteeno oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey kormeerka uu dhawaan ku tagay degmadaas Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: