Qorax Madoobad laga arkay Somaaliya & Culumada oo ka hadashay (dhegayso)

HomeWararka

Qorax Madoobad laga arkay Somaaliya & Culumada oo ka hadashay (dhegayso)

Inta badan Soomaaliya ayaa maanta laga arkay Qorax madoobaad, iyadoo qeyb ka mid ah qoraxda ay madoobaatay. Magaalooyin kala duwan oo somaaliya ah

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Inta badan Soomaaliya ayaa maanta laga arkay Qorax madoobaad, iyadoo qeyb ka mid ah qoraxda ay madoobaatay.

Magaalooyin kala duwan oo somaaliya ah ayaa laga arkay saaka Qorax madoobadka,iyado Maasaajidada laga tukanayeey saalada.

Hadaba Culumadda Somaliyeed ayaa ka hadlay Qorax madoobadka.

Sheekh Cabdifataax mansoor oo kamid ah Culumadda Puntland oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in qadar ay ahayd wixi dhacay balse dadka Muslimiinta ah looga bahanyahay inay Quraan akhris sameyaan salaadahana tukadaan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0