Guddoomiyaha Barlamaanka PL: “Caare Waa Nin Doonaya in Somaliland Dhulka ay Qabsato” (daawo | dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka PL: “Caare Waa Nin Doonaya in Somaliland Dhulka ay Qabsato” (daawo | dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay joogitaanka Puntland Col.Caare oo dhawaan isaga iyo jabhadiisa kasoo goostay Maamulka Somaliland.

Cabdixakiin dhoobodareed ayaa sheegay in Col caare damiciisa Puntland uu yahay sidii Maamulka Somaliland uu ugu gacan galin lahaa qaybo kamid ah dhulka Puntland.

Hoos Kadaawo Warbixin anu ka diyaarinay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com