RW Khayre oo dib ugu laabtay Muqdisho (Daawo)

HomeWararka

RW Khayre oo dib ugu laabtay Muqdisho (Daawo)

Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, markii ay horraantii Todobaadka

Madaxa Hiddosoor Nimcaan Hilaac oo live music ka sameeyn doona Xarunta Cedar Cultural Center
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Farriin u Diray Saraakiisha Ciidanka
IMF oo shaacisay sida Afrika uga soo kaban karto saameynta Covid-19

Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, markii ay horraantii Todobaadkan socdaal shaqo ku tageen Magaalada Kismaayo.

Mudane; Kheyre iyo wafdigiisa ayaa intii ay joogeen Kismaayo waxay kulammo kala duwan lasoo qaateen mas’uuliyiinta ugu sarreeysa maamulka Jubbaland, Saraakiisha Ciidamada, Duubabka dhaqanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Kulammadii dhex maray Labada dhinac ayaa lagu soo dhammeeyay mad-madoowgii iyo kala aragti duwanaanshihii ka dhex jiray madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland, socdaalkaas oo kusoo dhammaaday guul iyo is Af-garad.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: