Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

HomeWararka

Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee Aqalka Sare ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska. War saxaafadeed ka soo baxay Guddigan ayaa lagu sheegay in shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya uu yahay mid aan waafaqsaneyn sharciga.

UK ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo ay siinayso dadka macluusha wajahaya ee Geeska Afrika.
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Wasiir Beyle oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee Aqalka Sare ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddigan ayaa lagu sheegay in shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya uu yahay mid aan waafaqsaneyn sharciga.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • DIIDA DHEH ADEER BOOB & TUUGO MAYA.MAANTANA MABA JOOGNO MAALI AAN QAYRAAD & HESHIISYO CAALAMIYA SEXEEXNO.MAYA MAYA.MAYA .
    INGIRIIS JAZIIRADDAADU HA KUGU FILAATO DHEH.
    NO MOR SOM OIL & GAS IWM.

DISQUS: