Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee Aqalka Sare ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddigan ayaa lagu sheegay in shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya uu yahay mid aan waafaqsaneyn sharciga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • DIIDA DHEH ADEER BOOB & TUUGO MAYA.MAANTANA MABA JOOGNO MAALI AAN QAYRAAD & HESHIISYO CAALAMIYA SEXEEXNO.MAYA MAYA.MAYA .
    INGIRIIS JAZIIRADDAADU HA KUGU FILAATO DHEH.
    NO MOR SOM OIL & GAS IWM.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com