Site icon Radio Daljir

Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee Aqalka Sare ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddigan ayaa lagu sheegay in shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya uu yahay mid aan waafaqsaneyn sharciga.

Back to Home page