Guddiga dagaalanka musuqmaasuqa oo Warbixin siiyay Guddoomiye Aadan Madoobe

HomeWararka

Guddiga dagaalanka musuqmaasuqa oo Warbixin siiyay Guddoomiye Aadan Madoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Madobe ayaa waxaa uu la kulmay Guddiga madax-banaan ee la da

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Xasan Jabhad: “Itoobiya khalkhal & xasilooni-darro siyasadeed ayaa ka taagan” (dhegayso | daawo)
Samafale Tigey:“ Shalay Baladweyne ayay ahayd maanta Baargaal ayaa ina sugaysa”( daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Madobe ayaa waxaa uu la kulmay Guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa.

Guddiga ayaa Guddoomiyaha la wadaagay warbxin ku aaddan shaqooyinkii ay soo qabteen waxa ayna baarlamaanka ka codsadeen in lagala shaqeeyo la dagaalanka musuqmaasuqa, sidoo kale waxay sheegeen in Golaha Aqalka sare loo gudbiyo si loo meelmariyo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo dhoweeyay shaqada guddigan islamarkaana sheegay in lagu gacan siin doono sidii shaqadooda ay u qabsan la haayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: