Gotabaya Rajapaksa oo loo doortay madaxweynaha cusub ee Sri Lanka

HomeWararka

Gotabaya Rajapaksa oo loo doortay madaxweynaha cusub ee Sri Lanka

Guddiga doorashada dalka Sri Lanka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii ka dhacday dalkaasi. Guddiga ayaa sheegay in doorashadii madaxtinimo ee

Wasaarada Maaliyada Puntland oo degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta ku wareejisay lacag dhan $3,308,392.92 (daawo)
81 ruux lagu dilay rabshadaha Itoobiya iyo Ciidamo Milateri la geeyay magaalooyinka
Ciidamada liyuu Boolis oo dilay dad Shacab ah & xiisad ka dhalatay

Guddiga doorashada dalka Sri Lanka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii ka dhacday dalkaasi.

Guddiga ayaa sheegay in doorashadii madaxtinimo ee dalka uu ku soo baxay musharaxa lagu magacaabo Gotabaya Rajapaksa.

Rajapaksa ayaa ahaa xoghayihii wasaaradda difaaca ee Sri Lanka.

Madaxweynaha cusub ee Gotabaya Rajapaksa ayaa la dhashay madaxweynihii hore ee Sri Lanka Mahinda Rajapaksa,

Mr. Gotabaya Rajapaksa ayaa ka guuleystay Sajith Premadasa oo hogaaminaye xisbigii talada dalka hayey ee United National Party.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: