Gashanle dhexeh Xasan Jeex: ”Somaliland Aflibaax ayaay soo gashay waana la iska difaacaya ” (dhegayso)

Gashanle dhexeh Xasan Jeex: ”Somaliland Aflibaax ayaay soo gashay waana la iska difaacaya  ” (dhegayso)

Gashaanle dhexe Cabdi yacquub (Cabdi jeex oo horey uga mid ahaa Saraakisha Ciidanka xooga dalka somaliyeed ,kana so jeeda Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaalka iyo xiisada ka aloosan gobalka Sool ee u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland.

Cabdi jeex ayaa sheegay in Somaliland daandansi dagaal waddo isla markaana an loo dul qaadan doonin dagaalkay soo abaabulayso Somaliland,wuxuna sheegay in dagaal xoogan lagu qaadi doono ayna so ceelin donaan dhulka Puntland ,ayna dul qaadan doonin Puntland,

Hoos kadhegayso Waraysiga uu siyaay Radio daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com