Saxafiiyin Tababar lagu soo xiray Magaaladda Buhoodle (dhegayso)

HomeWararka

Saxafiiyin Tababar lagu soo xiray Magaaladda Buhoodle (dhegayso)

Ururka PUJ (Professionals Union of Journalists) oo xaruntiisu tahay Buuhoodle ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyey 15 suxufi oo dhamaystay tababar l

Wasiir Dhaqaaje oo la Kulmay Sarriflayaasha Garoowe (dhegayso)
Jubbaland oo kenya ku eedaysay Dhul balaarsi
NUSOJ iyo Xuska maalinta Xoriyada Saxaafadda Aduunka (World Press Freedom Day) (daawo)

Ururka PUJ (Professionals Union of Journalists) oo xaruntiisu tahay Buuhoodle ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyey 15 suxufi oo dhamaystay tababar laba maalmood socdey oo lagu baranayey tebinta wararka arimaha bini’aadanimadda.

Jaamacadda bariga Afrika ayaa ururka ka taageertay qabsoomida tababarkan.

Dhowaan waxaa qabsoomi doona tabababaro kale oo ururku qorsheeyey inuu uga faa’ideeyo dhamaan xubnaha xirfadda saxaafadda ku shaqeeya ee ku sugan deegaanada ururku ka hawl galo.

Warbixintan waxaa Buhoodle Kaso dirtay Wariye Asmo Maxamed Cabdi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: