Wararkii ugu dambeyaay ee Tukaraq iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Sool (dhegayso)

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyaay ee Tukaraq iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Sool (dhegayso)

Wararka ka imaanaya maanta degaanka Tukaraq ee gobalka sool ayaa la soo sheegaya in xaaladu tahay mid kacsan ,iyado halkaa isbuuci horre la wareegeen

TULI GUULEED | FAAFAN DDS | Beeraha Qamadiga ee Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan, DDS
Qarax khasaare badan dhaliyeey oo ka dhacay Lubnaan
Madaxweyne Farmaajo oo Addisababa gaaray iyo Ebiya Axmed oo aan ugu tagin garoonka

Wararka ka imaanaya maanta degaanka Tukaraq ee gobalka sool ayaa la soo sheegaya in xaaladu tahay mid kacsan ,iyado halkaa isbuuci horre la wareegeen ciidamadda maamulka Somaliland.

Ciidamada Puntland ayaa wadda dhaqdhaqaaqyadi ugu dambeyaay ay kulaso wareegi lahayeen Tukaraq oo ahaa kastamkii gobalka sool,waxaana jira ciidamo farabaddan oo kabaxaya degaanadda Puntland gaar ahaan magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland waxaana laga cabsi qabaa dagaal inuu qarxo.

Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan kadiyaariyaay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: