Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)

HomeWararka

Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)

Shirk oo looga Arinsanayey maamul daadijinta Puntland & geedi socodka tubraaca maamul baahinta Puntland  oo ka dhacay magaalada Garoowe waxaa ka q

Puntland oo faahfaahin kabixisay wararkii ugu dambeyeey ee COVID19
Midowga Musharixiinta oo ka hadlay weraarkii Bariire
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Shirk oo looga Arinsanayey maamul daadijinta Puntland & geedi socodka tubraaca maamul baahinta Puntland  oo ka dhacay magaalada Garoowe waxaa ka qaybgalay Agaasimayaasha guud ee wasaaraha ka shaqeeya arimaha bulshada & gudoomiyayaasha qaar kamid ah degmooyinka uu ka socdo barnaamijka maamul baahinta Puntland.

Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland

Shirkan oo looga arinsanayey maamul daadijinta Puntland & geedi socodka tubraaca maamul baahinta Puntland ayaa lagu qabtay Garoowe

Posted by Radio Daljir on Wednesday, September 23, 2020

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: