Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Booliska (Sawiro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland.

Munaasabadda tababarka lagu soo xirayeey waxaa ku sugnaa wasiirka Maaliyadda Puntland iyo saraakil ciidan oo ka tirsan Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com