Site icon Radio Daljir

Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)

Shirk oo looga Arinsanayey maamul daadijinta Puntland & geedi socodka tubraaca maamul baahinta Puntland  oo ka dhacay magaalada Garoowe waxaa ka qaybgalay Agaasimayaasha guud ee wasaaraha ka shaqeeya arimaha bulshada & gudoomiyayaasha qaar kamid ah degmooyinka uu ka socdo barnaamijka maamul baahinta Puntland.

 

 

Exit mobile version