Garoowe waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad

Garoowe waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad

Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad.

Ololahan Balaaran ayaa waxa bulshada kala soo qeyb galey masuuliyin sar-sare oo ka tirsan Ururaka, oo ugu horeyoh Gudoomiyaha uruka Maxamuud khaliif (Jabiye)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com