Garoowe waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad

HomeWararka

Garoowe waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad

Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad. Ololahan Balaaran ayaa waxa bulshada kala soo qeyb galey masuuliyin sar-sare oo ka tirsan Ururaka, oo ugu horeyoh Gudoomiyaha uruka Maxamuud khaliif (Jabiye)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Weerarkii Bariire oo Galaaftay Wasiiro Isticmaala Baraha Bulshada (AKHRISO)
Madaxweyna Jubbaland oo ku wajahan magaalada Dhoobleey

Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad.

Ololahan Balaaran ayaa waxa bulshada kala soo qeyb galey masuuliyin sar-sare oo ka tirsan Ururaka, oo ugu horeyoh Gudoomiyaha uruka Maxamuud khaliif (Jabiye)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0