Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir

HomeWararkaMARTISOOR

Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir

Siyaasiga Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir | Aasaaska dhaqdhaqaaqii Koowaad ee Xoraynta Sool, waayihiisii Hargeysa iyo maalmaha cusub ee u bilowday Siyaasadiisa ayuu siweyn uga hadlayaa, hadda Garoowe ayuu degan yahay oo Daljir ugu waramay.

NABADOON YASIN CABDISAMAD: “QORSHAHA XUKUUMADDA DENI MARKII HOREBA MA AHAYN INAY FEDERAALKA WADA SHAQEEYAAN”
MARTISOOR: Danjire Maxamed Maxamuud Caalim & Arrimaha Nabadda iyo Xuququl Insaanka (dhegayso)
MARTISOOR – TAXANAHA 7aad ee CAASHA GEELLE: Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya (daawo)

Siyaasiga Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir | Aasaaska dhaqdhaqaaqii Koowaad ee Xoraynta Sool, waayihiisii Hargeysa iyo maalmaha cusub ee u bilowday Siyaasadiisa ayuu siweyn uga hadlayaa, hadda Garoowe ayuu degan yahay oo Daljir ugu waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: