MARTISOOR – TAXANAHA 7aad ee CAASHA GEELLE: Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya (daawo)

MARTISOOR – TAXANAHA 7aad ee CAASHA GEELLE: Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya  (daawo)

Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya gudigii dhisay Garoonka Cawaale

Balanqaadyo been ah, Xanibaad shaqo iyo Carqalado kala duwan ayay ka tabanayaan Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya gudigii dhisay Garoonka Cawaale, Gudoomiyihii Gudigaasi ayaa dadka dhisaya Garoomada Qardho iyo Boosaaso kula talinaysa inaysan isku halayn Balanqaadka Cabdiqani Carab iyo Xiriirka Kubadda cagta.

“Anigu Rajo kama qabo ninkaasi wax kalsooni ah kuma qabo balan qaadkiisa, Reer Qardho waxaan leeyahay Isku tashada cidna ha sugina reer Boosaaso sidoo kale,”
Kaga qaybo qayban oo ay kaga waramayso turun turooyinkii Xiriirka Kubadda cagtu u geysteen Cawaale.
Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com