MARTISOOR: Danjire Maxamed Maxamuud Caalim & Arrimaha Nabadda iyo Xuququl Insaanka (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah danjire Maxamed Max’ud Caalim oo ka mid ah dadka ugu maca dheer caalamka, siiba marka laga hadlayo arrimaha nabadda iyo xuquuqda aadanaha.

Danjire Caalim ayaa barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynayaa xuquuqaha asaasiga ee muwaadinka, si gaar ahna Somaliya oo ku dhawaad 30 sano wajahaysay qalalaase siyaasadeed iyo saamaynta arrintaasi ku keentay xuquuqdii muwaadiniinta.

Intaas oo kaliya ma aha ee danjiruhu waxa uu odarasayaa aragtidiisa la xiriirta jihada siyaasadeed ee uu dalku u socdo, arrimaha dastuurka iyo federaalaynta dalka, xiisadda ka aloosan gobolka Sool, PL oo 20 sano jirsatay iyo shu’uun kale.

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Boosaaso kasoo jeedinaya Barnaamijka Martisoor


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com