Garoowe: Shirkii Madasha Arragti wadaaga oo maalintii labaad galay

HomeWararka

Garoowe: Shirkii Madasha Arragti wadaaga oo maalintii labaad galay

Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maalintii labaad ka socda shirka Madasha Aragti wadaaga Machadka Heritage, kaas oo ay ka qeyb-galayaan

Xulashadda Daljir | Ayaanle Cabdulaahi Jaamac | Daljir Caabudwaaq
MAANHADAL: Go’aankii maxkamada ICJ ay ka gaartay dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya (dhegayso)
Wasiir katirsanaa Hirshabelle”Waxaanu isku casilnay wada shaqayn la’aan madaxwaynaha”

Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maalintii labaad ka socda shirka Madasha Aragti wadaaga Machadka Heritage, kaas oo ay ka qeyb-galayaan Mucaarad & Muxaafad.

Shirka oo shalay furmay ayaa waxaa khudbado kala ka jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynayaasha Mamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug iyo Madax kale.

Saaka shirka Khudbaddo kala duwan ayaa laga jeediyeey waxaana wali socota khudbado jeedinta masuuliyiinta shirka ka qayb gashay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: