Qaraxii shalay ka dhacay Garoonka diyaaradaha Cadan oo la cambareyeey

HomeWararka

Qaraxii shalay ka dhacay Garoonka diyaaradaha Cadan oo la cambareyeey

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii shalay gelinkii dambe

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Cajiib:- Abbe Dilay Gabadhiisa oo uu ku Arkay Wiil ay Sheeko Wadaag Ahayeen
Al-Shabaab captures POW during attack in Mogadishu

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii shalay gelinkii dambe ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadan ee dalka Yemen.

Xoghayaha ayaa ugu baaqay dowladda iyo shacabka Yemen inaysan ka niyad jabin dib u dhiska dalkooda iyo xoojinta amniga.

Xoghaya ayaa intaas ku daray inay garab taagan yihiin dowladda Yemen kana caawin doona wax kasta oo ay u baahato si dalka loogu soo celiyo xasilooni.

Dad kor u dhaafaya 25 ayaa ku dhintay qaraxyadii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadan, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100 qof.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: