Garoowe Guddoomiye Xafadeed kadigtay Cafimaad darro (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe Guddoomiye Xafadeed kadigtay Cafimaad darro (dhegayso)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed ee Magaalada Garoowe , Muxubo Maxamed Yuusuf ayaa sheegtay in khataro caafimaad iyo nafeed ba ay ka dhalan karaan biyaha

Ka Qayb galayaasha Shirkii Dhuusamareeb oo Daljir Radio uga warramay aragtidooda (dhegayso)
Dhagaxmadow gobolka Jarar DDS oo ka bannaanbaxday siyaasadda Mustafe Cagjar
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Xaafadda Horseed ee Magaalada Garoowe , Muxubo Maxamed Yuusuf ayaa sheegtay in khataro caafimaad iyo nafeed ba ay ka dhalan karaan biyaha kusoo dhaca toga magaalada Garoowe xili roobaadka ,iyadoona sidoo kale ciid laga qoday guddaha togga iyo baabuurta lagu dhaqo ay naafad daro u keeni karto caruurta ku dabaasha.

Xaawo Axmed Maxamed ayay arrimahasi uga warrantay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: