HomeUncategorized

Garaad Jaamac oo ku gacan sayray baaqii M/weyne Siilaanyo ee wadahadal dhex mara Issimada SSC & maamulka Somliland.

Buuhoodle, Aug 04 – 3-da mudane oo laga soo doorto gobollada Sool, Sanaag & Cayn, laguna eedeeyey in ay ku hawlanaayeen qorshe siyaasadeed oo ka soo horjeeda kan dawlada Puntland, ayaa shalay gaaray Buuhoodle, maanata la hadlay shacabka gobolka Cayn. http://daljir.com/

DHEGEYSO-Puntland oo xalay soo gabagabaysay doorashada aqalka hoose.
Puntland oo fasaxday shaqaalaha xili uu socdo diyaar-garowga 15 sano guuradii maamulka (Dhegeyso)
Baahin: Arbaca, Jun 29, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 350 arday oo barta xirfadaha gacanta ee barnaamijka Shaqa-doon oo shahaado la guddoonsiiyey; “29 qori oo nooca AK-47 ah ayaan qabanay” Taliyaha ciidanka bilayska ee Buurtinle; Weriye Faysal Boston oo lagu xiray Bossaso; R/wasaare Gaas oo guddoomay deeq ka timid dalka Imaaraadka, kuna baaqay gargaar deg deg ah oo loo fidiyo danyarta.

Buuhoodle, Aug 04 – 3-da mudane oo laga soo doorto gobollada Sool, Sanaag & Cayn, laguna eedeeyey in ay ku hawlanaayeen qorshe siyaasadeed oo ka soo horjeeda kan dawlada Puntland, ayaa shalay gaaray Buuhoodle, maanata la hadlay shacabka gobolka Cayn. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: