DHEGEYSO-Puntland oo xalay soo gabagabaysay doorashada aqalka hoose.

Garoowe, Dec 13 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa xalay gebagebeeyey doorashada xildhibaanada cusub ee maamulka Puntland ku metelaya aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia.

Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay Puntland ayaa waxay isugu jiraan wejiyo cusub iyo qaar ka tirsanaa Baarlamankii hore oo dib u soo laabtay. 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com