HomeUncategorized

Gabdho rabay in ay ku biiraan Al-shabaab-ta Soomaaliya oo Kenya lagu Maxkamadayn Doono

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) — Hadal ka soo baxay Boliska magaalladda Mombasa ayaa sheegay in maanta la soo taagi doono Maxkamadda saddex gabdhood oo lagu eedeynayo inay ku biiri lahaayeen Dagaalamayaasha Alshabaab.

DHEGEYSO-Maxaa dhexmaray madaxweyne Gaas iyo bulshada Burtinle.
Dhagayso:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye CabdiNasir
FAAHFAAHIN-Qaraxyo maanta kaadhacay Muqdisho iyo Luuq.

Arbaco, May 06, 2015 (Daljir) — Hadal ka soo baxay Boliska magaalladda Mombasa ayaa sheegay in maanta la soo taagi doono Maxkamadda saddex gabdhood oo lagu eedeynayo inay ku biiri lahaayeen Dagaalamayaasha Alshabaab.

Saddexdaa gabdhood oo u kala dhashay dalalka Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khadija Abdulkadir, Maryan Abuud iyo Umul-kheyr Abdalla.

Gabdhahaasi ayaa la sheegay in laga soo qabtay Degaanka Ceel-waaq ee xuduudka Kenya la wadaagto Somalia muddo haatan laga joogo labo bilood.

Garyaqaanka difaacayo gabdhahaasi oo lagu magacaabo Xamsi Mwadzogo ayaa  ku baaqay in gabdhahaasi dib loogu celiyo xorriyadooda khaaska ah.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: