HomeUncategorized

FAAHFAAHIN-Qaraxyo maanta kaadhacay Muqdisho iyo Luuq.

Muqdisho, Mar 10 2017-Inta la xaqiijiyay 4 qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Ka soo horjeedka Shaleemo Supper oo ku taal degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

Nabadoon C/casiis M. Yusuf oo aan ka waraysanay kulan nabadoonada Puntland uga socda Garowe. [Dhegaysi …]
Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Kenya oo ka hadlay sababta ay Somalia u dagi la’dahay
Muqdisho, Mar 10 2017-Inta la xaqiijiyay 4 qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Ka soo horjeedka Shaleemo Supper oo ku taal degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

gaariga ayaa ah mid qof shaqsi ah uu watay kaas oo sida dadka ay sheegayaan ah miino loogu soo xiray gaariga qofka watay ayaa la sheegay in uu isaguna dhaawacmay.

Qarax xoogan ayaa waxaa Degmada Luuq ee Gobolka Gedo lagula eegtay Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay 3 Askari ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi kuwaas oo la geeyay xarumaha caafiamaadka ee degmadaasi

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: