Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay barlamaanka Soomaaliya cod aqlibiyad leh ugu doorteen madaxweynaha Soomaaliya.

AKHRISO

unnamed

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com