Gaadiidleyda Bajaajta Garoowe oo shaqo Joojin sameeyay (dhegayso )

Gaadiidleyda Bajaajta Garoowe oo shaqo Joojin sameeyay  (dhegayso )

Gaadiidlayda Bajaajta ee ka dhex shaqaysta gudaha magaalada Garowe ayaa maanta guud ahaanba joojiyay shaqadii ay hayeen  , kadib markii ay sheegeen in  maamulka degmada Garoowe uu ku kor dhiyay  cashuurtii laga qaadijitray  iyo shidaalkii oo qaaliyoobay.

Hadaba wariyaha daljir ee magaalada Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com