Gaadiidleyda Bajaajta Garoowe oo shaqo Joojin sameeyay  (dhegayso )

HomeWararka

Gaadiidleyda Bajaajta Garoowe oo shaqo Joojin sameeyay (dhegayso )

Gaadiidlayda Bajaajta ee ka dhex shaqaysta gudaha magaalada Garowe ayaa maanta guud ahaanba joojiyay shaqadii ay hayeen  , kadib markii ay sheegeen in  maamulka degmada Garoowe uu ku kor dhiyay  cashuurtii laga qaadijitray  iyo shidaalkii oo qaaliyoobay. Hadaba wariyaha daljir ee magaalada Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd82196020100f19ad83396/Warbixinta+gaadiidka+.mp3

Xaaji Cabdi Waraabe: Wareysi isugu jira taariikh-warran iyo waayihiisii nololeed (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Doorashada Afgaanistaan oo loo dareeray iyo Daalibaan oo ku hanjabtay in ay weeraro qaadi doonto

Gaadiidlayda Bajaajta ee ka dhex shaqaysta gudaha magaalada Garowe ayaa maanta guud ahaanba joojiyay shaqadii ay hayeen  , kadib markii ay sheegeen in  maamulka degmada Garoowe uu ku kor dhiyay  cashuurtii laga qaadijitray  iyo shidaalkii oo qaaliyoobay.

Hadaba wariyaha daljir ee magaalada Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: