Rag ku labisnaa dirayska ciidamada oo Garoowe ku dilay wiil Arday ah

HomeWararka

Rag ku labisnaa dirayska ciidamada oo Garoowe ku dilay wiil Arday ah

Yaxye C/risaaq oo ahaa wiil arday ah , kuna noolaa magaalada Garoowe ayaa xalay rag ku hubaysnaa dirayska ciidamada dowladda waxa ay ku dileen bartama

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada ku soo Badanaaya Wadanka (Daawo)
Burtinle Dhalinyarada iyo Maamulka Degmadda oo u Gurmanaya Shacabkii ku dhawacmay Qarixii Zoobe (dhegayso)
Shacabka Caabudwaaq oo soo dhoweeyey isu furanka magaalada (dhegayso)

Yaxye C/risaaq oo ahaa wiil arday ah , kuna noolaa magaalada Garoowe ayaa xalay rag ku hubaysnaa dirayska ciidamada dowladda waxa ay ku dileen bartamaha suuqa .

Ardaygan ayaa wax ka dhigan jiray  Jaamacada Bosaaso faraceeda  Garoowe , lamana oga sababta dilkiisa ka dambaysay.

Wararka ay helayso idaacada Dajir ayaa sheegaya in ragii dilka gaystay ciidamada amniga ay gacanta ku  soo dhigeen  labo kamid ah .

 

Amniga magaalada Garoowe ayaa maalmahan aad loo adkeeyay , maadaama caasimada ay ka dhacayso doorashada Madaxweynaha, iyo mida baarlamaanka .

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: