Duqayn diyaaradeed oo kadhacday deegaan katirsan gobolka Bari

Duqayn diyaaradeed oo kadhacday deegaan katirsan gobolka Bari

Diyaaradaha aan cidna wadin ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Hoobato oo qiyaastii 13km waqooyi kaga beegan deegaanka Timirshe ee degmada Iskushuban ee gobolka  Bari.

Deegaankan ayaa waxaa gacanta ku haya kooxda isku magacowda khilaafada Islaamiga ee Daacish.

Mareykanka iyo ciidamada Puntland ayaa horay weeraro ka fuliyay deegaankaasi, iyadoona mid ka mid ah lagu dilay saraakiishii kooxdaasi.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com