Dagaalada qoomiyadda Canfartu ku hayso Soomaalida gobolka Sitti oo keenay dhimasho & barakac baahsan (dhegayso)

Dagaalada qoomiyadda Canfartu ku hayso Soomaalida gobolka Sitti oo keenay dhimasho & barakac baahsan (dhegayso)

Dad ka badan 300 oo qof oo Soomaali ayaa ku dhintay dagaalka Canfarta ku hayaan Soomaalida gobolka Sitti, waxaana ku barakacay dad ka badan 30 kun. Dagaalka ay maleeyshiyaadka Canfartu ku wadaan Soomaalida ayaa hadda waxa uu socdaa muddo 8 bilood ah.

Cumar Siciid oo kamid ah odayaasha deegaanka ay Soomaalidu dagto ayaa wariye Xasan Heykal oo bahda Daljir ka tirsan waxa uu ka warastay xaalada dadkaasi ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • bashir 5 years ago

    radio daljir wadku mahadsantihiin sidaad dalka iyo dadka ugu shaqaynaysin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com