Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane  oo Muqdisho lagu dilay

HomeWararka

Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa goordhow ku dilay magaalada Muqdisho dhaqtar caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane). Dhaqtarka

Tuugo Farar Kulul Ku Haysa Kaamamka Dadka Danyarta ah ee Qardho (DHEGAYSO)
Guddiga Tartan iyo Tacliin ayaa shaaciyey Isku Aadka Wareega labaad ee Barnaamijka (Daawo)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kooxo hubeysan ayaa goordhow ku dilay magaalada Muqdisho dhaqtar caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane).

Dhaqtarka la dilay ayaa ku taqatusay cudurada ku dhaca maqaarka, waxaana rag ku hubeysan bastoolado ku dileen xaafada Al-Baraka ee degmada Hodan.
Waxaa la dilay xilli uu hoygiisa ka soo baxay, iyadoo dableydii hubeysneyd ay goobta ka baxsadeen.

Tan iyo markii la galay bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal qorsheysan oo dabley hubeysan ay geysanayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: