Warbixinta Tartan & Tacliin: Gambool Sare fkf Faarax Maxamuud Boocame iyo , Sheekh Xaamud Secondery Iskuul (daawo)

Warbixinta Tartan & Tacliin: Gambool  Sare fkf  Faarax Maxamuud Boocame iyo , Sheekh Xaamud Secondery Iskuul (daawo)

Barnaamijka Tartan & Tacliin habeenkii 1-aad Wareeggii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Gambool & Faarx Maxamuud Boocame.
Tartan xiiso badan ayay soo bandhigeen labada Dugsi oo midba midka kale uu doonaayay in uu ka guulaysto.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin Waxaana xalay ku hardamay oo foodda isdaray Dugsiyada Sare ee kala ah , Sheekh Xaamud Secondery Iskuul & Imaamu Nawaawi Secondery iskuul oo labaduba Nugaal katirsan.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Bangiga Salaam iyo wasaarada waxbarashada ee dowladda puntland,
Habeen dambe waxaa tartami doona Dugsiyada Sare ee kala ah: Salaxusiin Dhahar Iiyo Dugsiga Sare Qaran oo kuyaala deegaanka labilamaane ee Degmada jariiban.

Qeybta labaadna waxaa ku tartami doona Najax Boosaaso, & Taleex Secendery oo Sool ah.
Xasan Heykal, ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com