Dowrka haweenka ee amniga magaalada Bosaaso oo laga dooday( dhegayso)

Dowrka haweenka ee amniga magaalada Bosaaso oo laga dooday( dhegayso)

Magaalada Bosaaso ee xaruntan ganacsiga dowladda Puntlnad waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay dowrka Haweenka gobolka bari ay ka qaadan karaan amniga magaalada Bosaaso.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mamaulka gobolka iyo taliska qaybta Booslka .
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com