Qarax kadhacay wadada Maka Al-Mukarama

Qarax kadhacay wadada Maka Al-Mukarama

Qarax lagu xiray gaari ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa yiilay goob Parkin ah, waxaana qaraxiisa uu sababay inuu dab qabasado gaadiid kalle oo meesha yiilay.

Isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ayaa hakad galay muddo kooban.

Mana jirto wax khasaare oo la sheegay inuu dhaliyay qaraxan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com