Dowladda Soomaaliya oo Muddo 7 Cisho Gudahood ku Amartay Inuu dalka uga baxo kuxigeenka Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo Muddo 7 Cisho Gudahood ku Amartay Inuu dalka uga baxo kuxigeenka Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah gudahood.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in Mr Mulongo uu ku gudajiray howlo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo Istiraatiijiyadda Amniga.

Diblomaasigan ayaa loo jaray Persona Non Grata oo ah nin aan dalka laga rabin.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com