Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed kasoo saartay werarkii Nairobi

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed kasoo saartay werarkii Nairobi

War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerark

Maamulka gobalka Banaadir oo Xariga kajaray Xafiska Amniga (dhegayso/Sawiro)
Taliyaha Militariga ee Soomaaliya oo la kulmay saraakiil katirsan Mareykanka
Danjiraha DFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

“Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga xun ee argagaxisada” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: