Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka COVID-19

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka COVID-19

Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Federaalka ayaa Maanta warsaxafadeed ka soo saartay halista cudurka hadda loo bixiyeey COVID-19,kaas oo caalamka ka qaylo dhamiyeey dad kumanaan gaarayana cisbitaalada u jiifaan. Wasaaradu waxay sheegtay in cudurkan uusan dalka wali soo galin ayna rajeynayaan in uusan alle soo gaarsin. Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka Wasaaradda Cafimaadka.

Maamulka gobalka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin walxaha qarxa lagu qabtay (Daawo)
Somaliland: dad u dhintay cudurka COVID-19
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Federaalka ayaa Maanta warsaxafadeed ka soo saartay halista cudurka hadda loo bixiyeey COVID-19,kaas oo caalamka ka qaylo dhamiyeey dad kumanaan gaarayana cisbitaalada u jiifaan.

Wasaaradu waxay sheegtay in cudurkan uusan dalka wali soo galin ayna rajeynayaan in uusan alle soo gaarsin.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka Wasaaradda Cafimaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: