Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Djibouti ee Soomaaliya (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Djibouti ee Soomaaliya (Daawo)

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xassan Aden, oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Gudoomiyaha ayaa waxaa ku wehliyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo Xiriirka soo jireenka ee labada Dawladood ee walalaha ah.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com